Page 243

Codadkeenna, Sawirradeenna

239 ”Gabdhuhu waxey tegi jireen goobaha qoob ka ciyaarka oo dabadeed ey guriga dib ugu soo laaban jireen iyaga oo an cidna ka cabsi qabin. Aabbahay iyo hooyaday waxey markii ugu horeeysay ku kulmeen goob maaweelo ee qoob ka ciyaar. Ayeeyaday – aabbe waxay awoowahay-aabbe kula kulantay goob lagu qoob ka ciyaaro. Maanta suurtagal maahan middaa.”


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above