Page 242

Codadkeenna, Sawirradeenna

ayaan ugu farxaa, Waxaan dareemaa in wixii aan u dhiman lahaa yaraantii ey weli halkoodii ka jiraan.   Waa inaan dhallaanka u halgannaa oo aan dareensinnaa in adduunka ey iyagu leeyihiin. 238 Waa inaan ka hortagno faqooqnaanta. Noloshu waa muhiim waanay macaan tahay. Waa in loogu raaxeeysto sidii quruxda ballanbaalista.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above