Page 191

Codadkeenna, Sawirradeenna

waayo arag aheyn. Al-Shabab way laciifsanayd kolkii awoodda ey la wareegeen, laakiin waxaa hakad galay dagaalkii xagjirta lagula jirey. Hayadaha dawliga ayey galeen basaasiin. Bulshada caalamka ayaa soo dhoweeysay dawladda, laakiin soomaali gebi ahaan way ka niyad jabsan yihiin. 187 ” Waan tagay goobtaa oo waxaan ku arkay ardey iskuulaadka lagu tababaro iyaga oo unifoom xiran. Da’doodu toban jir way ka yarayd. Waa mid maskaxda la isaga dhaqayo.”


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above