Page 16

Codadkeenna, Sawirradeenna

12   Haddaad dooneeyso inaad ogaato qiimaha xorriyaddaada, mar noloshaada booqo xabsi.   Haddaad dooneeyso inaad ogaato qiimaha hab dhaqan, mar noloshaada booqo maxkamad.   Haddaad dooneeyso inaad ogaato qiimaha caafimaadka, booqo bishii mar cusbitaal.   Haddaad dooneeyso inaad ogaato qiimaha nolosha, booqo lixdii biloodba mar xabaalaha Sagal Xasan, 28 jir


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above