Page 69

Codadkeenna, Sawirradeenna

65 ”Carruurta soomaalida ee Iswiidhen ku korta ma ogsoona siduu dalkoodu ahaan jiray. Ma ogsoona inuu lahaan jiray shaleemooyin, kalaabyo iyo maqaaxiyo lagu caweeyo. Ma ogsoona in dadku heshiis ahaayeen oo qabyaaladdu aanay qiimo lahaan jirin. Gabdhaha iyo wiilashu sinnaayeen.”


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above