Page 63

Codadkeenna, Sawirradeenna

Raadiyo Muqdisho Hees laga sii daayey raadiyaha 1972 kolkii la soo ban dhigey xuruuftii qoraalka soomaaliga: 59 ”Afkayagu boos kuma laha taariikhda adduunka, Hase yeeshee qorraxada soo baxday ayaa mugdigii ka saaray afkeenna. Xeeyndaabkii ayaa la jarey si xooluhu u daaqaan. I sii qalinkaaga aan ereyada qoree. Afkii qalaad ha moodin, carrab ku hakin maayee. Sidii caanaha qurquriya.”


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above