Page 59

Codadkeenna, Sawirradeenna

”Waxaa la gaaray wakhtigii dhallinyarada oo dalkii hooyo wuxuu tallaabadii u horeeysay u qaaday dhankii xorriyadda, SYL ayaa dhalatay.   Wax walba ayaad u hurteen. Iminka waa markeenii inaan geesinimo muujinno iyo in laga fogaado hab fikirka qabiilka oo badalkeedii la soo dhoweeyo qarannimada iyo dhaqanka oo la xafido Si aan mar kale ugu halganno xoriyadda.” Maxamed Cali Cismaan, Malmö 2014. 55 2014


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above