Page 58

Codadkeenna, Sawirradeenna

54 1960 ”Waxaan qarka u saarannahey xorriyaddii. Taariikh cusub ayaa Soomaaliya u bilaabaneeysa. Indhaha caalamka ayaa nagu soo jeeda, diyaarna u ah iney na soo dhoweeyaan ama na dhaleeceeyaan.   Siduu u ekaan doonaa mustaqbalkayagu? Qorshe ma leennahey? Sideen ku gaari karnaa? Fikradahaa ayay maskax walba oo soomaali daacad ahi ku mashquulsanayd.   Waa inaan jawaab ka bixinno. ”Mustaqbalkayagu waa inuu noqdaa soomaalida xorta ah ee hiigsaneeysa farxad iyo nolol wanaagsan.” Maxamed Saciid Samantar qoraalkiisii ”Independent Somalia-soomaaliya oo xor ah”, oo ey daabaceen ardeydii soomaaliyeed ee Room maalintii xorriyadda 1-dii luulyo 1960.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above