Page 47

Codadkeenna, Sawirradeenna

  Dadyoow badan ayaa ka warramaya sida dagaalada muddada dheer socdey ee haligey dad iyo maamulba oo qaab darridu noqotey hab nololeed. Dhammaan sannadahaa ammaandarrada iyo xasilooni la’aantu ey abuureen dhibaatooyinka kooxaha xag-jirrada islaamiyiinta, hase yeeshee dhanka kale sababey in la helo qaabab kala duwan oo lagu badbaadi karo oo nolol maalmeedka lagu gudan karo iyada oo aaney dawlad iyo maamulba 43 Asli Xassan Cabaade, waa gabadhii ugu horreeysay ee 1970 noqota duuliye ka tirsan ciidammada cirka Soomaaliyeed. jirin.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above