Page 253

Codadkeenna, Sawirradeenna

” Codadkeenna, sawirradeenna ” (EREB) waa mashruuc socday muddo saddex sannadood ah, 2011-2014, oo uu hirgelintiisa lahaa ururka dhaqanka ee Hidde Iyo Dhaqan oo xaruntiisu tahay magaalada Malmö. Marka laga yimaado buuggan wuxuu kaloo ururku soo saaray bandhig, dhowr aflaan ah iyo walxo kale oo aad u fara badan oo ururku ku daabacay shaashaddiisa internetka. Mashruucan ayuu miisaaniyad geliyay Allmänna arvsfonden – Khasnadda guud ee dhaxalka. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ciddii gacan ka geeysatay in buuggan uu ifka u soo baxo, qaasatan dhallinyaradii ka warbixisey noloshooda oo wareeysiyada la yeelatey waalidkood ama qaraabood si ey waayo aragnimadooda wax uga weydiiyaan. Kani waa buuggoodii.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above