Page 22

Codadkeenna, Sawirradeenna

Xasan Cali Cumar, 37 jir Weli ma xasiloona. Soomaali badan ayaa dibadda u socdaashay oo aragtay sida caalamku Cumar Maxamed Waxaan dhashay 1950, waxaan ku koray Beledweyne. Waxan xasuustaa markii ugu horreeysay oo aan aabbe magaalada u raacay. Markaan yaraa macallin ayaan rabay inaan noqdo. Iminka bas ayaan ku wadaa Iswiidhen. 18 u nool yahay. Waxaa dhici karta iney soomaaliya wax tar u yeeshaan. Dadka dibadda ka yimaada waxey leeyihiin aqoon dheeri ah.   Waxaan uga soo tagay dawlad iyo sharci-la’aan. Ciddii halkaa ku nool waa iney u dhaqanto sida dadka ey la nool yihiin. Haddii cid hub qaadato waa in sidaa oo kale loo dhaqmo. Waa sida wax u socdaan. Nuura Cali, 24 jir Hooyo waxay deggenayd magaalo wayn, aabbena tuulo yar. Wuxuu iibin jiray qare, hooyana waxay ahayd guri joog. Mararka qaarkood waxay biyo u dooni jirtay dhowr kiiloomitir. Qoyska hooyo wuxuu ka koobnaa 8 ruux. Qoyska aabbena 14 ruux.   Soomaaliya waxay ku xumayd iney ku noolaayeen xoolo dibad-joog ah. Midda ay ku fiicnayd waxay ahayd sida dadku u qiimeeyn jireen cimilada. Hooyo waa ay ka hartay iskuulka. Tacliinta ma ay jeclayn. Aabbe wuxuu wax-barsho ka helay jaamicadda Muqdisho, injineer inuu noqdo ayuu jeclaa, laakiin dagaalkii sokeeye ayaa bilowday.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above