Page 210

Codadkeenna, Sawirradeenna

  Saaxiib ayaa igu weeydiiyay Soomaaliya inta qabiil ee Iswiidhen ka jirta. Waxba, ayaan ku jawaabay. Aad ayay ugu adkeeyd inuu fahmo inuu jiro waddan ey dad ku nool yihiin oo aan qabiillo lahayn.   Ma garan kartaa sida Iswiidhen u wanaagsan tahay? Ayaan ku iri. Bulshadu waxay isu ballan qaaday inay is taakuleeyso iyada oo mushaarkooda ka bixinaya cashuur fara badan, waa aasaaska ay dawladda ku dhisteen. Markaa looma baahna qabiillooyin. Annaga ayaa is taakuleeyna.   Waygu adag tahay inaan fahmo, ayuu yiri. 206


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above