Page 21

Codadkeenna, Sawirradeenna

”Koonfurta Soomaaliya oo talyaanigu gumeeystay ayaa laga yaabaa inuu yahay gobolka Afrika ee aanu is-bedel ku dhicin, halkaasina aan illaa hadda cimiladdiisa wax isbdel lagu sameeyn. Haddii la dooneyo in wax laga ogaado middaa maahan in lagu ekaado oo keliya sida yurubiyaanka dalka ku sugan oo keliya goobaha doogga ee magaalada casriga Muqdisho iyo sidoo kale mararka qaarkood socdaallada degdegga waddooyinka cusub. Haddii la doonayo in si wanaagsan wax looga ogaado dalka iyo shacabkiisa waa in la iska dhigaa labiska mushaaxa ee lagu dhaco kabo buudh ah iyo dharka kaakiga iyo in lagu safro xeebaha Banaadir oo ey ku dhaqan yihiin dadka u dhashay carrigaa ee fakhriga ah iyo dhulka webiyadu maraan.” Laga soo min-guuriyey ”Laga soo bilaabo xeebaha Banaadir illaa Jubba” ee Hilding Rösiö, shirkadda daabacaadda ee Albert Bonniers 1937 – ”Från Benadirkusten till Giuba” av Hilding Rösiö, Albert Bonniers förlag 1937. 17


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above