Page 192

Codadkeenna, Sawirradeenna

188 Oraahda soomaalida Col kaa badan iyo biyo kaa badaniba waa ku hafiyaan. Ama talo keen ahow ama talo raac ahow. Gadaal ka gaar waa goob dumis. Wixii uurkaaga ku jiraa carrabku kaa xadaa. Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dagaal wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho. Nin buka boqoli u talisay. Aqoon la’aan waa iftiin la’aan. Laga soo min guuriyey buugga”Hubsiimo hal baa la siistaa/To know something for sure, one would even part with a she-camel” ee G.L. Kapchits.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above