Page 163

Codadkeenna, Sawirradeenna

Maxaa Soomaaliya sidaa ka dhigay? Eedda ugu wayn waxaa leh sooshiyaaliismadii la qaatay. Laakiin nidaamkaa waddammo badan buu ka jiraa, laakiin wax walba waxay ku xiran tahay dadka nidaamka ka shaqeeya sidey howlahooda u qabtaan. Soomaaliya waxaa ku habsaday musuqmaasuq ballaaran. 1987-88 waxaa la oran jirey in boqolkii lacag ah ee gasha bangiyada dawladda in konton laga samro. Waa un la iska qaatay. Daacad ma jirin, dhaqaalihiina wuu 159 dumay.


Codadkeenna, Sawirradeenna
To see the actual publication please follow the link above